Bogga Hore

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah e qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 4,489 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka
Link=Wikipedia:Maqaallo Xul Ah Maqaal Xul ah
Flag of Italy.svg

Talyaaniga, ama Jamhuuriyadda talyaaniga (Af-Taliyaani Repubblica italiana) waa dawlad ku taala qaarada yurub waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamada Faransiiska iyo wadanka Iswiisarland iyo wadanka Austriya waxa kale oo uu soodin la leeyaay wadanka Isloveeniya, dhulaka Taliyaaniga waxaa uu ka koobanyahay sadex wadan oo kala ah dawlada Taliyaaniga ee caanka ah iyo wadanka San Marino oo ah imaarad madax banaan oo ku taala gudaha wadanka Taliyaaniga waxa kale oo wadanka taliyaaniga ku dhex yaala dawladda yar ee looga taliyo dadka haysta madhabta kaatooliga ee diinta kiristanka oo ku dhex taala gudaha Roma caasimada wadanku waa roma inta badan dadka reer taliyaanigu waxa ay haystaan diinta kiristanka raysal wasaaraha wadanku hada waa salfiyo barlaskooni lacagta wadankaa lagu isticmaalaa waa lacagta midawga yurub ee yoorada loo yaqaano taliyaanigu waa dawlad wayn oo caana taariikh soo jireenan wuu leeyahay dawlada taliyaanigu waxa ay ka midtahay dawladaha loo yaqaano G8 ee xaga warshadaha hore uga maray taliyaanigu waxa uu gumaystay wadamu kamida qaarada afrika sida soomaaliya ertariya iyo libiya luqada wadanku waa taliyaani taliyaanigu waa jamhuuriyad dimuquraadi ah taliyaanigu waxa uu ku yaala bada dhexe halkaas oo ay ku taalo jasiirada sisiiliya oo ah qayb ka mid ah wadanka taliyaaniga taliyaanigu waxa uu leeyahay warshado badan oo wax soo saara ganacsiga taliyaanu badanaa waxa uu gaadhaa Afrika bogan waxaa qoray. (SII AQRI)

Link=Wikipedia:Maqaallo Cusub Maqaal Cusub
Mahathir Mohamad addressing the United Nations General Assembly (September 25 2003).jpg

Waa mid ka mid ah dadka ugu cad cad madaxda dalalka islaamka ee casrigaan, waana mid ka mid ah dadka ugu magaca dheer ummadda muslimiinta dhexdooda ,waa hormariyaha dhanka dhaqaale Wax barasho, Teknoloji ee dalka Malaysiya, da'diisu iminka waa 80 iyo dhowr sano jir. Waa ra'iisul wasaaarihii Malaysiya intii u dhexeysey 1981 ilaa 2003.

Dadka ayaa waxay ku tiriyaan inuu yahay ninka da'yartii dalkiisa intii wax baranaysay u kala diray dalalka Maraykanka, Ingriiska iyo dalal kale ee caalamka si ay uga soo shidaal qaadaan dhanka wax barshada isla markana ay dalka ku soo celiyaan waxii ay soo barteen sidaa ayay ku gaareen hormarka ay maanta ku taamayaan reer Malaysia.

Dadka muslimiinta qaar badan oo ka mid ah ayaa waxay ku fakaraan in ay helaan madax wayne ama raisul wasaare isaga la mid ah maadaama uu dalkiisa ka gaaray guulo waa wayn,waa ninka aan saaxiib quwadeed (Military) la lehayn dowladaha reer galbeedka ee inta badan iminka caalamka islaamka madaxda ka talisa ay xiriirka la lee yihiin,wax uu yiraahdaa hadii aan ka dalbano taageero ciidan ama mid dhaqaale iyaga ayaad hoos imaan oo waxa ay ku amraan ayaad samayn ma doonayo sidaa waxaan rabaa shacabka dalkayga waxa ay raali igaga yihiin

Wax uu aamin san yahay in dhibka dunida Islaamka iminka ka taagan ay masuul ka yihiin Bush iyo Blair iyo inta raacsan waxaana uu ku baaqay marar badan in maxkamad caalami ah la soo hor taago ragaasi waa sida uu sheegay (SII AQRI)

Link= Xusuusta Wikipedia
Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan

Link= Waa maxaay Wikipedia ?
---Qaabka aad wax uga bedeleyso FG. Luqada waa english

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadadooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Taariikhdu markii ay ahayd 18/01/2012 ayaa waxa hawada ka baxay wikipedia laakiinse isla maalin ka bacdiba waa ay ku soo noqotay hawada.

Local-time.svg Dhacdooyinka hadda

9M-MRO, the missing Malaysia Airlines aircraft, in 2011

  • Malaysia Airlines Flight 370 (sawirka diyaaradda), kasoo kacday Kuala Lumpur kuna socotay Beijing lana socdeen 239 qof, ayaa lagu waayey Gacanka Thailand.
  • Maxkamadda dembiyada dagaalka ayaa ku heshay nin u dhashay kongo ee Germain Katanga dembi.
  • 2014 Winter Paralympics 2014 Winter oo la furay Sochi, Ruushka.
  • Gobol Ukrain ka mid ah oo la modoobaya Ruushka kuna biiraya Federeeshinka ruushka.
  • Gudoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa booqday qaar ka mid ah dagmooyinka xamar.

Warar dheeraad ah...

Wiki WararkaDhacdooyinka Hadda iyo dheeraad...

Link=Wikipedia:Hooyga Hooyga Wikiga

Waxyaabaha ku jira · Hooyga Wikiga · Qaybaha Guud · Lagu soo koobay Xul · Tusmo A-Z

PL Wiki CzyWiesz ikona.svg Ma Ogtahay...
Purine Nucleoside Phosphorylase.jpg

Ensiim waa Biomolikule oo xowli ama boobsiis ku sameeyo waxyaabaha kimikaalka dibusocodka leh. Ensiim badankooddu waxay ka sameesanyihiin Borotiin. Shaqooyinka ugu badan ee ka dhaca Unuga, waxa ugu badan ee ay isticmaalaan waa Ensiim, si ee shaqada u dhakhsato. Micnaha Ensiimka waxa uu yahay in uu wax boobsiiyo ama xowli ku daro waxyaabaha qaarkood oo dibusocodka leh, wuxuuna u shaqeeyaa sida katalaysyaasha kale, wuxuu soo ridaa tamar hooseeya (Ea ama ΔG‡), si uu uga dhashto dibusocod, taasna waxaa ka soo baxo, dibbu socod aad u xoogan, oo malyan jeer ka xoogan, xowliga kuwa aan katalaysyaasha ahayn. Dibusocodka noocan ah looma isticmaalo Ensiim, waxay badiyaan ama saa'iidiyaan kuwa kale ee dib u socodka leh ee ay isku midka yihiin. Ensiimka waxa oo uga go'an yahay katalasyaasha waxaa ka mid ah: si sax ah ayuu wax u keenaa, waxaana lagu yaqaanaa in uu badiyo ama ka dhigo Kombondiga Orgaaniga ah ilaa 4000 oo dib u socod ah. Nin la dhihi jiray (Eduard Buchner) oo Jarmal ahaa, wuxuu Ensiimka mar ka soo saaray wax la idhaa (DNA polymerase), waana meesha laga soo alifay DNA'ga.


MAQAALKA SII AQRI · Maqaallo kale oo Kala duwan
Ma ogtahay dheeraad ka sii aqriso halkaan...
Link= Sawirka Maanta

Goobaha Lagu Aasay Sunta ee xeebaha Soomaaliya Qashinka sunta halista ah wuxuu dhib weyn ku hayaa xaaladda caafimaad ee Soomaalida guud ahaan gaar ahaan kuwa dega xeebaha, waxaana fududeeyey damiir laaweyaal soomaaliyeed iyo burcad caalami ah kuwaasoo keena sunta mar walba dalka Soomaaliya.

Goobaha Lagu Aasay Sunta ee xeebaha Soomaaliya Qashinka sunta halista ah wuxuu dhib weyn ku hayaa xaaladda caafimaad ee Soomaalida guud ahaan gaar ahaan kuwa dega xeebaha, waxaana fududeeyey damiir laaweyaal soomaaliyeed iyo burcad caalami ah kuwaasoo keena sunta mar walba dalka Soomaaliya.

Link= Soo Bandhig Sawirkaada Xulka ah

Link= Waxaa La Yiri
6

Geelu geel fulay gaadhi maaye haka daba fulo. ♦Walaalkaa oo kuu macaan halmar lama wada muudsado.

WikiOraah Kale

Link= Oraahda Saxda ah
Expression error: Unexpected < operator. round 0 }}
Federaal: waaxaa soo batay maalmahaan oraahda ah soomaaliya waa Federaal, Dastuurka Soomaaliya ee ah Federaalka
Waxaa haboon in la dhaho: Sida Saxda ah waa Jamhuuriyadda iyo Dastuur KMG
maadaama aan afti dadweyne lagu ansixin

WikitFiira gaar ah ee kale

Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Nuvola apps kdmconfig.png
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada 

Nuvola apps edu languages.png
Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

P religion world.svg
Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Nuvola apps kcoloredit.png
Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Nuvola apps kalzium.png
Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax . Xiddigis

Nuvola apps display.png
Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Nuvola apps atlantik.png
Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Nuvola filesystems folder font.png
Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashruucyo qaraabo la'ah Wikipedia
Wikipedia waxaa maamula urrur aanan faa'ido raadinnin oo ah Urrurka-Wikimedia, kaasoo maamula mashruucyokale oo xor ah kuna saleeysan luqado kala gedisan:
Wiktionary-logo-en.png WikiQaamuus
Qaamuus
Wikibooks-logo.svg Wikikirjasto
Buugaag bilaash ah
Wikiquote-logo.svg Wikisitaatit
Sitaattikokoelmia
Wikisource-logo.svg Wikiaineisto
Vapaiden tekstien arkisto
Wikispecies-logo.png Wikispecies
Lajien luettelo
Wikinews-logo.svg Wikinews
Warrarka
Commons-logo.svg Commons
Feylasha guud
Wikimedia-logo.svg Meta-Wiki
Hagida guud ee mashruucyada Wikimedia

Wikipediyahaan waxaa ku qoran Af-Soomaali. waxaa la bilaabay 2001, hadda waxaa ku jirto in kabadan 4,489 oo maqaal. Luqadaha kale oo ugu waa weyn hoostaan ee ku tixanyihiin

All